Shaqooyin Ka banaan Shirkada Horumarinta Biyaha Banaadir

Shuruudaha looga baahanyahay cosadaha waa sidan tan:
a) Waa in uu haysataa Shahaado Dugsi Sare iyo waxii ka sareeya
b) Waa in uu si wanaagsan u yaqaana computer Application (gaar ahaan Excel-ka iyo dhamaaan Microsoft office)
c) Waa in uu leeyahay qibrad Computerized Accounting (quick book and software) ugu yaraan 2 sano)
e) Waa in uu ku fiicanyahay qorista iyo ku hadalka luuqadaha (English)
f) Waa in aad keentaa warqadaha Codsiga, CV iyo Copy-ga Shahaadada

Shaqada qofka uu qabanayo Waxaa ka mida:
i. Xareeynta xogta macaamiilka
ii. Ku dalicida lacagaha macaaamiilka
iii. Ilaalinta documents xafiiska
iv. data reporting
F G: Codsiyada waxaa lagu soo hagajinayaa Xafiiska dhexe ee shirkadda ay ku leedahay inta u dhaxeyso shirkada Nationlink telecom iyo xawaaladi hore ee qaran express. Ama Waxaa ku soo diri kartaa E-mail-kaan info@banadirwater.so Araaji qabashada waxa ay ku eg tahay: 15/04/2021
Waxaan la soo xiriiri doonaa Cosadayaasha ku soo baxa Shortlist-ga insha allah

Share

Share on facebook
Facebook
Share on twitter
Twitter
Share on linkedin
LinkedIn

Call anytime, 24-Hours a Day.

+252-613491008

Alerts

Scroll to Top